Wararka

Ra’isal wasaare Rooble oo garay Baydhabo.

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel gaarka u ah Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Ra’isal wasaare Rooble waxaa Magaalada Ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed, Masuuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Waa safarkii ugu horeeyay ee Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble uu ku tagaayo dowlad goboleed tan iyo markii loo magacaabay xilka Ra’isal wasaarinimo.Image may contain: 4 people, people standing, beard and outdoorImage may contain: 9 people, people standing and suitImage may contain: 8 people, people standing, suit and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close