Wararka

Ra’isal wasaaraha XFS oo dalka dib ugu soo noqday.

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Qatar ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka iyadoo ay wehliyaan wafdi uu hogaaminayay.

Ra’isulwasaare Xasan Cali Khayre waxaa garoonka Aadn Cade kusoo dhaweeyay Wasiirro, Xildhibaanno iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Ra’iisulwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khaye ayaa wafdi uu hogaaminyay ee uu ka mid yahay Guddoomiyaha Bankiga dhexe ayaa 26 bishii aynu soo dhaafnay safar shaqo ugu amba baxay dalka Qatar,hase ahaatee gelinki dambe ee maanta ayuu dalka dib ugu soo laabtay.Image may contain: outdoorImage may contain: one or more peopleImage may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people standing and suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close