Wararka

DEG DEG: Ra’isal wasaaraha Soomaaliya oo xilkii ka qaaday Wasirka Arrimaha dibadda.

Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’isul wasaaraha XFS oo lagu magacaabay Wasiirka cusub ee Ariimaha Dibadda halka wasiirkii hore loo magacaabay Safiir.

Ra’isal wasaare Rooble ayaa Maxamed C/Risaq Abubakar u magacaabay wasiirka Ariimaha Dibadda xukuumada federaalka Soomaaliya.

Dhanka kale wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa safiir loogu magacaabay Axmed Ciise Cawad oo ahaa wasiirka Ariimaha Dibadda Soomaaliya sida uu warbaahinta u akhriyay wasiirka wasaaradda warfaafinta XFS.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close