Wararka

ra’isal wasaaraha dalka oo isku badalay qaar kamid ah wasiiradiisa.

Ra’isulwasaare XF Maxamed Xuseen Rooble ayaa isku shaandheyn ku sameeyay Wasiirada wasaaradaha Shaqada Iyo Arima Bulshada Iyo Duulista Hawada.
Ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa Duraan Axmed Faarax u magacaabay wasiirka Cusub ee Wasaarada Duulista hawada halka ,Maxamed Salaad Oomaar Uu u magacabay Wasiirka wasaarada shaqada Iyo Arimaha bulshada.
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close