Wararka
Ra’isal wasaaraha dalka iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa u duulay dalka Kenya halkaas oo ay marti qaad rasmi ah ka heleen Madaxweynaha Kenya.
Ra’iisul Wasaaraaha XFS Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Kenya .
Ra’isal wasaare Roble iyo wafdigiisa ayaa socdaalkooda Kenya ka bilaabi doona magaalada Mombasa ee dalka Kenya halkaas oo u hadda ku sugan yahay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenya.
Ujeedada Socdaalka shaqo ee Ra’isul Wasaare Rooble ayaa waxaa ka warbixiyay Wasiirka Arimaha Dibadda ee DFS Maxamed C/risaaq Abuubakar wax yar ka hor inta aaney ambabixin.