Wararka

Raiisulwasaaraha XFS oo booqasha ku tagay fariisimaha Ciidanka ee Awdheegle.

Raiisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqasho ku jooga Degmadda Awdheegle ee Shabeelaha Hoose.

Raiisulwasaaraha ayaa munaasibadda Maalinta Ciidanka Xoogga ee 12-ka April la dabaaldagaya ciidanka xogga dalka iyo kuwa gaarka ah ee Gor Gor oo dhowaan dagaal Al-shabaab kula galay fariisimaha Ciidanka ee Bariire iyo Awdheegle.

Sidoo kale Madaxweynaha dowlada federaalka ayaa dhambaal tahniyad ah bartiisa facebook ga u mariyay dhamaan saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda, xaasaskooda, carruurtooda iyo dhammaan qaybaha kala duwan ee ciidamada.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close