Wararka
Ra’iisul Wasaare oo kulan la qaatay odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed .

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulamo wadatashi ah kula qaatay magaalada Baydhabo odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed.
Ra’isal wasaare Khayre ayaa odayaasha iyo duubabka dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa ku ammaanay kaalinta ay ka gaysanayaan nabadeynta isku xirka bulshada.
Ra’isal wasaaraha ayaa inta u ku sugan yahay Magaalada Baydhabo waxaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro mashaaric ay dowlada ka hirgalisay Magaaladaas kuwa cusubna uu dhagax dhigo.