Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka magacaaban ee Soomaaliya Mahdi Maxamed Gulaid iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Uganda.

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka magacaaban ee Soomaaliya Mudane Mahdi M. Gulaid iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray dalka Uganda ayaa xaflad soo dhaweyn ah loogu sameeyey Magaalada Kampala.

Mahdi Maxamed Guleed ayaa marka hore uu mahad celiye jaaliyada Soomaaliyeed xafladda soo dhaweynta ay u sameesay waxaa uuna ka warbixiyay waxqabadka dowlada.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close