Wararka
Ra’iisul Wasaaraha somaliya oo guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Amniga dalka.

Ra’iisul Wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Roble ayaa la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka qalabka sida iyo laamaha amniga Gobolka Banaadir oo uu kala hadlay dardar-gelinta ammaanka, dhammeystirka dib-u-habeynta ciidamada iyo dagaalanka argagixisada.