Wararka
Ra’iisal wasaaraha dalka Pakistan oo boqasha 3-maalin ah ku tagay dalka Maraykanka.
Ra’iisal wasaaraha dalka Pakistaan Imran Khan ayaa dalka Maraykanka kutagay booqasha rasmi ah oo qaadan doonta 3malin.
Ra’iisal wasaaraha waxaa aqalka cad ee dalkaasi kusoo dhaweeyay madaxweyne Donald Trump waxaa ayna yelan doonaan kulamo ay ugu wada xajon donan xaladaha labada dal.
Madaxweyne Trump ayaana amaan kala dul dhacay dalka iyo dadka Pakistan waxaa uuna yiri “waa dal weyn waxaana ku nool dad sharaf leh, qurux badan waxaana kuleyahay saaxiibo badan su’aalna kama tagno arrinka”