Wararka

Ra’iisal wasaaraha dalka oo magacaabay Guddiga Gurmadka fatahaadaha.

Ra’iisal wasaaraha xukuumada federaaalka Sooomaaliya Xasan Xali khayre ayaa magacaabay gudiga gurmadka fatahaadaha, kuwaas oo ka kooban 9 xubnood, oo  ay kamid yihiin wariirada xukuumada federalka Soomaaliya, waxaana gudoomiye u ah wasiirka wasaarada gargaarka iyo maaraynta masiibooyinka XFS, Xamsa Saciis Xamsa.

Gudigan ayaa qiimayn ku samayn doona qasaaraha ay geesteen fatahaadaha ay sameeyeen wabiyada dalka mara, iyagoo hormuud ka noqondoona gurmadka loo samaynayo dadka fatahaaduhu sameeyeen.

Ra’iisal wasaaraha ayaa shacabka Soomaliyeed ugu baaqay inay u gurmadaan dadka fatahaaduhu saameeyeen, waxaana shirka jaraa’id ku wehlinayay Madaxda dowlad-goboleedyada, Galmudug,hirshabeelle, iyo kan Konfurgalbeed.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close