Wararka

Ra’iisal wasaaraha Dalka oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Ruushka.

Ra’iisal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre oo kusugan caasimada dalka Faransiiska ee Paris, halkaas oo uu kaga qayb galaayo shirka Nabada Paris ayaa waxaa uu kulan doceed la qaatay wasiirka arrimaha dibadda dalka Ruushka Sergey Lavrov.

Ra’iisal wasaare Khayre ayaa wasiirka kala hadlay sidii dowlada Soomaaliya garab loogu siin lahaa dib u soo kabashada dhaqaalaha iyo amaanka iyo arimo kale oo badan.

ra’iisal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa la filayaa inta uu kusugan yahay kulankaasi in uu shirar doceedyo la qaadan doona masuuliyiinta kasoo qayb gasho kulanka isagoo ugu danbayna  ugu sii gudbi doona dalka Belgium oo uu kula kulmi doona hoggaanka cusub ee midowga Yurub.ImageImageImage

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close