Wararka

Ra’iisal wasaaraha dalka oo daahfuray shirwaynaha sanadlaha ah ee dhalinyarada Qaranka.

Ra’iisul wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Hassan Ali Khaire ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ugu daah furay shirwaynaha sanadlaha ah ee dhalinyarada Qaranka.

shirweynaha sanadlaha ah ee dhalinyarada Qaranka ayaa waxaa sanadkaan ka qayn ah dhalinyaro laga casuumay gobollada dalka,iyadoo ay hormuud u tahay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dalka.

Ra’iisal wasaare Khayre oo dhalinyarada hadal kooban u jeediyay ayaa ku dheeraaday faa’iidada ay dhalinyarada u leeyihiin Qaranka iyo sido ay xukuumada u qorshaynayso in door lixaad leh dhalinyarada ka qaataan dib u dhiska dalka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close