Wararka

Ra’iisal wasaaraha dalka Ingiriiska oo soo dhaweeyay Amiirka dalka Qatar.

Ra’iisal wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson ayaa maanta oo Jimco ah Magaalada London ee caasimada Boqortooyada Ingiriiska kusoo dhaweeyay Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani.

Ra’iisal wasaaraha iyo amiirka ayaa wada yeelan doona wadahadallo mira dhalka waxaana kulanka soo dhaweynta ka hadlay Ra’iisal wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson isagoo sheegay in xeriirka dowlada Ingiriiska iyo Qatar uu sare u sii kacaayo.

Boris Johnson oo dadaalk xoogan ugu jiro in uu umiro dhalo go’aankiisi ah in Ingiriiska uu iskaaga baxo Midowga yurub intiisa kale ayaa xeriira caalami ah la galaayo dowladaha uu isleeyahay waxaa idin dhexmari karo ganacsi fur furan.

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close