Wararka
Rag katirsan xarakada al-shabaab oo maanta isa soo dhiibay .
Farxaan Cabdi Maxamuud iyo Cabdullaahi Maxamed Maxamuud oo ka wada tirsanaa xarakada al-shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada dowlada ee ku sugan Degmada Doolow.
Ragaan ayaa markiii ay isku soo dhiibayeen ciidamdu amaanka Degmada Doolow ay wateen Labo qori oo A-K47 ah.
Ciidamada dowlada iyo kuwa Amisom ee ku sugugan Gobolada Jubooyinka ayaa Wada dhadhaqaaqyo ciidan oo ay kula jiraan xarakada Al-shabaab oo ku xoogan goboladaasi.