Wararka

Qardho oo laga bilaabay olo’olle Nadaafadeed.

Guddiga sare ee Gurmadka Fatahaada Degmadda Qardho ee gobolka Karkaar ayaa bilaabay olo’olle Nadaafadeed oo dib loogu soo celinayo Bilicda magaalada Qardho.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderaalka iyo Dimuqraadiyeynta dowlad goboleedka Puntland Maxamed Dhabancad, oo ay wehliyaan Xubno ka tirsan Gudiga ayaa kormeeray goobaha ay ka socoto shaqada.

Dhawaan ayay aheed markii roobab ma hiigan ah oo ka da’ay magaalada Qardho iyo deeganada ku hareersan ay fatahaado ku soo rogeen gudaha xaafadaha Magaalada kuwaas oo gaystay Qasaaro naf iyo maalba leh.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close