Wararka
qaraxya gordhaw kadhacay Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda dowladda Soomaaliya.
Qaraxyo ayaa goor dhow lagu weeraray Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha Bulshadda dowladda Soomaaliya oo ku taalla meel u dhow Isgoyska Jubba.
Rasaas ayaa ka socotaa Xarumaha Taliska Qeybta Booliska Gobalka Banaadir ,Taliska Ciidanka Ilaalada Wadooyinka iyo Wasaaraha Shaqada, Shaqaalaha iyo Wasaaradda Howlaha Guud ay ku yaalaan.
Qaraxyada ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,waxaana xigay rasaas xoogan oo halkaasi laga maqlay.
Gurmad ayaa wali socda si rasmi ah looma xaqiijin karo Khasaaraha ka dhashay Qaraxyadda iyo Weerarka ka socda xarunta Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaallaha.