Wararka

Guddoomiye Kuxigeenka cusub ee Hawlaha Guud Gobolka Banaadir oo xilkii la wareegay.

Guddoomiye Kuxigeenka cusub ee Hawlaha Guud Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Cali Cabdi ayaa xilka kala wareegay Guddoomiye kuxigeenkii hore  ee Hawlaha Guud Maamulka Gobolka Banaadir Aadan Shiikh Cali Fiidow.

Munaasabada xil wareejinta oo ka dhacday xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish).

Guddomiyaha ayaa kula dar daarmay Guddoomiye Kuxigeenka cusub ee Hawlaha Guud Maamulka Gobolka Banaadir in uu si hufan u guta waajibaadka saran isagoo Ebba ugu baryay in uu u fududeeyo howsha sugayso.

Godomiye ku xigeenka cusub ee howlaha guud gobolka banaadir oo maanta la wereegay

Godomiye ku xigeenka cusub ee howlaha guud gobolka banaadir oo maanta la wereegay

Posted by TUSMO TV on Tuesday, 28 April 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close