Wararka
qaar kamida madaxda maamul goboleedyada oo ku dhawaaqay iskaashi cusub oo ay yeeshaan.
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Koofur Galbeed iyo Hirshabeelle oo xalay shir seddex geesood ku yeeshay magaalada Garowe ayaa ku dhawaaqay iskaashi iyo xiriir dhex mara iyaga iyo dowlada dhexe waxa ayna soo saareen war murtiyeed.
Haddaba hoos ka akhriso war-murtiyeedka ay si wadajir ah u soo saareen madaxda maamuladaas: