Wararka
Qaar ka Mid ah shaqalaha Garoonka Aadan cade ee magalada Muqdisho oo ka cabayana mushaar la’aan

Banaanbaxan oo ahaa mid ah ay dhigayeen qaar ka mid ah shaqaalaha ka howlaha garoonka diyaaradha ee magaalada Muqdisho iyaga oo ka cabanayey shaqo joojin ay shegeen inay ku sameesay shirkada faafori ee maamusha garoonka aadan cade ee magaalada muqdisho.
Shaqaalaha dibadbaxa dhigayey ayaa sheegay in shirkada ay shaqaalaha ku wargalisay in dad kooban loo ogolyahay shaqada garoonka taasina ay ku tahay culees maadaama mudo dher ay ka shaqeenayeen gudaha garoonka iyagoona fariin u diray dowlada si arintan wax looga qabto.
Qaar ka Mid ah shaqalaha Garoonka Aadan cade ee magalada Muqdisho oo ka cabayana mushaar la'aan
Qaar ka Mid ah shaqalaha Garoonka Aadan cade ee magalada Muqdisho oo ka cabayana mushaar la'aan Cumar Buule
Posted by TUSMO TV on Sunday, 9 August 2020