Wararka

(PARIS): dab ka kacay caasimada Faransiiska.

Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay halka seddeed kalana ay ku dhaawacmeyn dab xalay ka kacay  Isbitaal kuyaallo magaalada Paris ee caasimada Faransiiska.

Sida ay sheegeen masuuliyiinta isbitaalka Henri Mondor dabka ayaa kacay xalay saqdii dhexe waxaana lagu guulaystay in laxakameeyo saaka subaxnimadii hore.

Ilaa iyo hadda lama xaqiijin sababta kadanbaysay in uu dabkaasi ka kaco Isbitaalka balse waxaa jiray dadaalo lagu xakameynaayay qasaaraha dabkaas taas oo ugu danbeyntii lagu guulaystay in la xakameeyo dambka.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close