Wararka

Olalaha Is xil Qaan oo wejiga labaad dar dar galin ku socda.

Ku xigeenka agaasimaha guud ee madaxtooyada dowlada federaalka Soomaaliya Abdinur Mohamed Ahmed ayaa kulan looga hadlay dardar-gelinta wejiga labaad ee Ololaha Isxilqaan la qaatay, qaar kamida shacabkii qeybta ka ah barnaamijkan.

Agaasime Cabdi Nuur ayaa kula dar-daarmay howlwadeenada Isxilqaan in ay sii laban-laabaan dadaalkooda dib u dhiska goobaha danta-guud ee dalka.

“Sida kaliya ee aan dalkeenna ku dhisan karno waa isku-tashi iyo wax-wada-qabsi bulsho oo ay kaalintooda ka qaadanayaan dhammaan qaybaha bulshada, Wadajir iyo iskaashi baynu asaaggeen kula tartami karnaa, ugana hormari karnaa.”

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close