Wararka
ODYAAL BALAN QAAD U SAMEYEY CIIDAMO MUSHAAR LA’AAN U GADOODAY GOBALKA GALGADUUD.

Odoyaal iyo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo maanta booqday ciidama ka gadood sanaa mishaar la’aan soo wajaday Muddo seddeed bilood ah ayaa ciidanka u balan qaaday in ay soo dhicin doonaan xaqooda.
Ciidanada ayaa sheegay in ay aqbaleen talada ay usoo jeediyeen Odoyaasha iyo saraakiisha ciidanka qaybta 21-aad ee ku jiray xarada Har-qaboowe.
Hoos ka daawo warbixintaas oo dhamaystiran:
ODYAAL IYO SARAAKIIL CIIDAN OO BALAN QAAD U SAMEYEY CIIDAMO MUSHAAR LA'AAN U GADOODAY GOBALKA GALGADUUDhttps://youtu.be/w6o-3jv1D1k
Posted by TUSMO TV on Saturday, 15 February 2020