Wararka

Nin lagu soo eedeyay in uu ka danbeeyay dilkii Ivy Wangechi oo lagu wadaa in lageeyo Isbitaal si baaritan cafimad uu umaro.

Nin lagu soo eedeyay in uu ka danbeeyay dilkii Ivy Wangechi, oo aheed gabar jamacada Moi ka baranaysay kulliyada Cafimadka  ayaa lagu wadaa in lageeyo Isbitaal ka tababarka ee Moi Teaching and Referral Hospital (MTRH), oo ah isla goobtii uu ku dilay  gabadha.

Isniintii shalay aheed  ayuu Garsooraha Sare ee maxkamada Eldoret Nicholas Moseti, amar ku bixiyay in ninka looga shaki qabo in uu dilka gaystay  la marsiiya baaritaan maskaxeed.

Gabadha ayaa ku jirtay Ispitaal xiliga uu dilka u gaysanaay wilka kaas oo lagu shegay in uu ahaa wil ay isku fasal ahayeen  oo xariir ka dhaxeeyay, waxayna samaynaysay imtixaankeedi ugu danbeeyay oo ay ugu gudbaysay jamacada lix sana oo ay soo baranaysay kulliyada cafimadka.Ivy Wangechi

Eedeysanaha ayaa ku jira Saldhiga Boliiska ee Naiberi oo ku yaalo Eldoret, gobalka Uasin Gishu halkaas oo uu ku sugnaan doona ilaa iyo 13 maalin ee soo socda  oo ay cidanka booliska qoriyaan warqadaha marqaatiyaasha.Image may contain: one or more people

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close