Wararka

Muxuu yahay Mowqifka Xildhibanada Bari loo diiday in ay kala fadhiga golaha shacabka tagi karin?

Shir jaraa’id oo ay maanta Muqdisho ku qabteen Qaar ka mid ah Xildhibaanada mucaaradka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayay kaga hadleen War-qad xalay ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxman

Xildhibaan Mahad Salad oo warbaahinta u akhriyay mowqif kooda ku aadan go’anka Guddoonka Golaha shacabka ayaa sheegay in ay tagi doonaan kulanka bari ee ay golaha shacabka yelan doonaan wixii ka dhacana masuuliyadeeda uu qaadan doona Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxman

Sidoo kale Xildhibaan Mahad Salad ayaa guddoonka Golaha shacabka ku eedeeyay in ay wadaan awood sheegad iyo handadaad ay mudanayaasha ka aragtida duwan kula kacayaan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close