Wararka

Muwaddin 30 sano ka hor Gurigiisa laga xoogay oo dib loogu celiyay (AKHRISO).

Muqdisho (tusmotv.so) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa oo muda 30-sano si sharcidara ah looga Heestay.

“Waxaan maanta si rasmi ah ugu Wareejiyay Muwaadin Soomaaliyeed oo mudo 30 sana ah lag heestay guriigiisa oo ku yaala Degmada karaan ee Gobolka Banaadir” Ayuu yiri Guddoomiye Cumar Filish.

Duqa Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka gobolka Banaadir uusan aqbali doonin in magaalada Muqdisho gudaheeda la isku baado.Image may contain: 3 people, people standingImage may contain: one or more people, car and outdoorImage may contain: 6 people, people standing and outdoorImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 2 people, outdoor

Tags
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close