Wararka
Muqdisho oo lagu qabtay Munasabad lagu abaalmariyay dadka nabada ka shaqeeyo

Agaasimaha Waaxda Dalxiiska ee gobolka Banadir C/Fitax Maxamuud Siyaad Arizoona oo kamid ah Qaban qaabiyaasha Baraanimijka Cafis ayaa ka warbixiyay u jeedka ka danbeeyo in la abaal mariyo dadka nabada ka shaqeeyo.
Afhayeenka Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Ibrahim Mucalimo oo dhankiisa ka hadlay munaasabadda ayaa sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay faa’iidada ay leedahay in ay dadka is cafiyaan.