Wararka

Munasabada kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ka socota caasimada dalka.

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka furmay kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya 2019, waxaana kulanka xaadir ku ah madaxweynaha Jamjuurida Federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo, Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya, Ra’iisal wasaaraha dalka xassan Ali Khayre iyo iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti.

Munaasabada ayaa lagu daahfuray kaalima suugaanta waxaana khudbada furitaanka ka jeedin doona madasha, madaxweynaha dalka Mohamed Abdullahi Farmaajo.

Mudanayaasha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kasoo laabtay fasax ay kaga maqnaayeen shaqada waxaana maalma ka hor ku dhawaaqay furitaanka Golaha Shacabka Guddoomiya baarlamaanka Mohamed Mursal.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close