Wararka

Maxay kawada hadleen Wafdiga Roble iyo madaxweynaha Kenya?

Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya H.E. Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga Kenya ayaa manta oo Talaado aheyd ayaa iyaga kala horkacayay wafdi oo ka kala socday labada dal waxa ay wadahadalo laba geesood ah ku yeesheen Aqalka Madaxtooyada, Mombasa.
Labada wafdi ayaa ka wada hadlay dhowr arrimood oo istiraatiiji ah oo danaha guud ka dhaxaysa Soomaaliya iyo Kenya, waxaana ugu muhiimsanaa soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee Nairobi iyo Muqdisho.
Soomaaliya iyo Kenya ayaa kala saxiixday Guddiga Wadajirka ah ee Iskaashiga (JCC) sannadkii 2015. JCC kaas oo qeexayay baaxadda iskaashiga labada dal ee dhinacyada sida ganacsiga iyo maalgashiga, gaadiidka, difaaca iyo amniga.
 Afhayeenka xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Ibrahim Mucalimu”.May be an image of 6 people and people sitting
May be an image of 1 person, sitting and indoorMay be an image of 2 people, people sitting and indoor
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close