Wararka
Maxakamada Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday afar kamid ah ciidamada qalabka sida.

Maxakamada Ciidamada Qalabka Sida qeybta 60-aad Oo maanta Xukun ku Riday Afar kamid ahaa ciidamada qalabka sida kuwaas oo lagu eedeeyay in ay lunsadeen Raraas CXD Qeybta 60 -aad ee Koonfur Galbeed.
Maxkamada ayaa soo bandhigtay dhamaan kiisaska kale duwan ee eedeeysanayaashaan lagu soo oogay, waxaa ayna maxkamada caddeysay in adartaan ruux ay yihiin dambiilla yaal Qaran.
Seddex Alifle ciidanka xogga Caddow Xirow Xassan Mursal, Yuusuf Cabdi Cali, Xassan Mohamed Nuur iyo Cabdiqaadir Cali Mohamed ayay maxkamada ku xukuntay laba sano oo xabsi ciidan ah.
Hoos ka daawo xunuknka maxkamada ku ridday afartaan eedeysane.