Wararka

Maxaa looga Hadlay Kulankii uu Sii Hayaha Ra’iisul wasaaraha La qaatay Gudigii loo Magacaabay Shaqaaqadii ka dhacday Xabsiga dhexe ee Xamar?.

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa kulan la qaatay guddiga loo magaacay inay baaris dhammeystiran ku sameeyaan shaqaaqadii maalin kahor ka dhacday xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.

Kulanka oo looga hadlay sameynta baaritaan dhab ah oo lagu sameeyo dhacdadii Xabsiga dhexe, si loo helo warbixin dhammeystiran oo go’aan lagu qaadan karo, ayaa lagu magacaabay guddi Farsamo oo guddiga kala shaqeeya fududeynta baarintaanka.

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka ayaa guddiga kula dardaarmay inay baaritaanka kusoo gebagebeeyaan 10-ka maalin ee loo qorsheeyay lagu soo saaro natiijada baaritaanka.

Maxaa looga Hadlay Kulankii uu Sii Hayaha Ra'iisul wasaaraha La qaatay Gudigii loo Magacaabay Shaqaaqadii ka dhacday Xabsiga dhexe ee Xamar?.

Maxaa looga Hadlay Kulankii uu Sii Hayaha Ra'iisul wasaaraha La qaatay Gudigii loo Magacaabay Shaqaaqadii ka dhacday Xabsiga dhexe ee Xamar?.Wasiirka Cadaaladda ayaa ka warbixinaya.

Posted by TUSMO TV on Wednesday, 12 August 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close