Wararka

Maxaa laga filan karaa Shirka Dhuusa-mareeb 3?

Qaar Kamid ah shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa ka hadlay dareenkooda ku aadan waxa laga filan karo Shirka Dhuusa-mareeb 3 ee madaxda dowladda FS iyo Maamul-goboleedyada.

Shacabka ayaa Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya kula taliyay in uu ka dhabeeyo hadalkiisi ahaa in uu noqon doono ” Oday balse uu san ahaan doonin Siyaasi”

Maxaa laga filan karaa Shirka Dhuusa-mareeb 3 ee madaxda dowladda FS iyo Maamul-goboleedyada, Maxuusa yahay guuxa dadweynaha muqdisho.

Maxaa laga filan karaa Shirka Dhuusa-mareeb 3 ee madaxda dowladda FS iyo Maamul-goboleedyada, Maxuusa yahay guuxa dadweynaha muqdisho.Nuura Abdi Iimaan

Posted by TUSMO TV on Sunday, 16 August 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close