Wararka
Maxaa ka soo kordhay dilka wariye Saciid Yuusuf Cali?

Sida ay dad goob jooge ah u xaqiijiyeen muqaal baahiyaha Tusmotv, Falka dilka wariyaha ayaa ka dhacay beerta jaadka ee xaafada Seebiyaano waxaa uuna yimid kadib markii qof dumar oo uu ceersanayey in watay tooreey ay isku duubtay wariyaha iyadoo ku qeelinysa (iga celi) lkn ninka hubeesanaa uu si toos ah wariyaha u abaaray oo uu mindida la dhacay.
Saciid Yusuf Cali oo ka tirsanaa shaqalaha ugu fir fircoon Tvga kalsan xaruntiisa Muqdiaho ayaa loo qaaday isbitaalka Madiina e Muqdisho inkastoo aan Isbitaalka naf lagu geen oo uu geeryooday.
Ehelka wariye Saciid Yusuf Cali oo aan la xeriirnay ayaa innoo xaqiijiyay in Meedka wariyaha loo qaadidono xarunta CID si loo baaro.