Wararka

Masuuliyiinta wasaaradda waxbarashada oo kulan la qaatay daladdaha waxbarashada dalka.

Wasaaradda Waxbarashadda Hidddha iyo Tacllinta Sare ee xukuumada federaalka Soomaaliya ayaaa Maanta daladdaha waxbarashada ee dalka ka jiro u soo bandhigtay xogta Diiwaangelinta iyo Qiimeeyntii lagu sameeyay Dugsiyada Gobolka Banaadir.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee XFS, Feysal Cumar Guuleed, wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Cabdi Raxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri), Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada Axmed Xasan Yuusuf iyo dhamaan madaxda Dalladaha Waxbarashada dalka ayaa ka qayb galay kulanka lagu soo bandhigaayay xogtatayada Dugsiyada gobolka Banadir.

Kulan ayaa intii uu socday waxaa looga dooday xogta ka soo baxday diiwaangelinta iyo qiimaynta diiwaan gelinta Dugsiyada ee laga sameyey Gobolka Banaadir.Image may contain: 5 peopleImage may contain: 6 people, people sittingImage may contain: 3 people, people sitting and suitImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 3 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close