Wararka

Masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka banaadir oo la kulmay dadka degan xaafada xaawo taako ee degmada Howlwadaag.

Guddoomiye Ku-Xigeenka Howlaha Guud ee Gobolka Banaadir Cumar Cali Cabdi oo ay wehliyaan agaasimaha guud ee warbaahinta Gobalka Banaadir Cabdullaahi Wiish iyo Guddoomiyaha Degmada Howlwadaag Mustaf Cali Khayre ayaa la kulmay qaar ka mid ah dadka deggan xaafadda Xaawo Taako oo cabasho ka qabay Biyaha ku jira Warta Xamar-Jadiid.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close