Wararka

Maraykanka oo Million Dollar ku bixinaayo Soo qabashada Madaxweynaha Venezuela.

Dowlada Maraykanka ayaa ku dhawaaaqday in ay amaal marin gaarayso $15 mallion siin doonta cid kasto oo keenta Aqbaar lagu soo xiri karo madaxweyne Venezuela Nicolas Maduro.

Sida uu maanta oo khamiis ah shaaciyay Xoghayaha maraykanka Mike Pompeo, Maraykanka ayaa lagactaas u adeegsan doona xogta lagu soo qabanaayo Nicolas Maduro oo ay Maraykanka ka soo horjedaan.

Xukuumada Washington ayaan aqoonsaneen doorasha dalkaasi Venezuela ka dhacday oo lagu doortay Nicolas Maduro waxaa ayna badalkeeda madaxweynaha dalkaasi u aqoonsadeen hoggaamiyaha Mucaaradka ee Juan Guaido waxaa ayna doonayaan in uu awooda la wadaago.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close