Wararka
Magalada Baladweyne oo ay ka socota u qaybinta daraashin iyo agabyo kale.

Dowlada Soomaaliya ayaa wado gurmad ay u fidinayso dadkii ay waxyeelada kasoo gaartay fatahaadaha Webiga Shabeelle,waxaana Magaalada Beledweyne ka socdaa qeyibinta raashin iyo agab loogu tala galay dadkii ka soo barakacay fatahaadaha.
Dowlada oo kaa shanayso dowlad goboleedka Hirshabeele iyo dadka deegaanka ayaa waxaa ay dadka dhibaataysan u qaybisay raashin, teendhooyin, bustooyin, joodariyaal iyo agab kale.
Sidoo kale waxaa maanta la rajaynaayay in magaalada Baladweyne la gaarsiiyo diyaarada dhowr ah oo sida gargaar balse waxaa dib u dhac ku yimid gurmadkaas kadib markii sida la sheegay ay deeganadaasi ka da’een roobob taas oo cimilada oo xun aawideed aan u saamixin diyaarahada in ay u safraan Magalada Baladweyne.