Wararka

Magaalada Doha oo lagu qabtay 7aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka ee la dagaalanka Musuq maasuqa.

Waxaa maanta Magaalada Doha ee caasimada Dalka Qadar si Rasmi ah ugu furmay shirka 7aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka ee la dagaalanka Musuq maasuqa.

Shirkaan ayaa intii uu socday waxaa isla shir-Guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shuurada Qatar, Guddoomiyaha Ururka Baarlamaannada Adduunka (IPU) iyo Guddoomiyaha Ururka Baarlamaannada Adduunka ee la dagaalanka Musuqa (GOPAC).

Shirkaan waxaa Soomaaliya ku matalaayay Xildhibaano kala matalaya Labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu hogaaminayo Guddoomiyah Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.
xildhibaanada ka kala socda dowladaha Caalamka ee kulankaan ka qayb galaayo ayaa inta ay ku sugan yihiin shirkaan waxaa ay Gorfeyn doonaan sida lagu yareen karo musuqa oo ah cudur dabar go’an ba’an u gaysta dhismaha dowladnimo.Image may contain: 2 people, people sittingImage may contain: one or more people, people sitting and indoorImage may contain: one or more people and people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close