Wararka

Magaalada Baydhabo oo tababar loogu soo xiray Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee dowlad goboledka KGs.

Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee dowlad goboleedka koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay waxaa ugu soo idlaaday tababar u socday muddo  asbuucaan ah kaas oo ay soo qaban qaabisay hay’adda Qaramada Midoobe ee Soomaaliya UNSOM.

Tababarkaan ayaa odayaaasha dhaqanka ee KGs waxaa ay ku barteen intii uu socday aqoon ku aadan dowrka ka hortaga dhibaatooyinka iyo qilaafyada iyo sidii agrsoor dhex dhexaad ah looga qaadan lahaa arrimaha xadkudubka dadka kale.

Odayaasha ka faa’iidaystay tababarkaan ayaa sheegay in ay waxbadan ka kororsadeen intii uu socday tabaraka iyagoo ugu baaqay bulshada reer Koonfur galbeed in ay ka shaqeeyaan dowlad wanaaga iyo nabad galyada.

ImageImageImage

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close