Wararka

Madaxweyne Waare oo gaaray Degmada Buulo Barde.

Madaxweyanaha dowla-goboleedka Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta gaaray Degmada Buulo Barde ee Gobolka Hiiraan waxaana si heer sare ah u soo dhaweeyay maamulka Hiiran iyo kan degmada Buulo Barde.

Waxaa madaxweyne Maxamed Cabdi Waare socdaalka ku wehlinaayay Wasiiro iyo Xildhibaano kamid DG Hishabelle waxaana uu kulamo la qaadanayaa qeybaha bulshada magaalada.

ujeedka Socdaalka wafdiga uu hoggaamiyaano madaxweynaha dowla-goboleedka Hir-Shabelle ayaa ah sidii uu u xalin lahaa Tabasho dhinaca Odoyaasha Deegaanka ah oo ka jirta magaalada taas oo ku aadan dhinaca Maamulka.Image may contain: 3 people, people smiling, people standingImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close