Wararka

MADAXWEYNE TRUMP OO ISBITAL LA SEEXIYAY.

Madaxweynaha dalka maraykanka Donald Trump ayaa loo qaaday isbitaal ka dib saacaddo badan oo u uku sugnaa aqalka cad xili laga helay fayraska safmarka ah ee COVID19.

Isbitalka Walter Reed Medical Center ayaa la geeyay madaxweynaha halkaasi oo lagu dabiibi doona maalmha soo socda sida laga soo xigtay xoghaya warbaahina ee aqalka cad Kayleigh McEnany.

Dhankiisa madaxweynaha Donald Trump ayaa oo muqal  gaban soo dhigay bartiisa Twitter ka ayaa sheegay in xaaladisa iyo tan marwada madaxweynaha ay soo hagagayso waxaa uuna u mahad naqay cid kasto oo xanuunka la dareentay.

“waxaan rabaa inaan cidkasto ugu mahad naqa taageerada ay nala garab tagnaayeen, waxaan u socdaa Isbitalka Walter Reed Medical Center. Waxaan filayaa inaan soo roonaanaayo waxana rajaynayaa in ay waxkasto soo wanagsanadan. Marwada Koowaad ayna way roontahay. Marka aad Ayaan idin kugu hambalyeyniyaa waad mahadsantihiin” ayuu yiri Madaxweyne Trump.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close