Wararka

Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni oo kulan la qaatay guddiga Amniga Gobolka Mudug.

Madxaweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Magaalada Gaalkacayo kulan kula qaatay guddiga Amniga Gobolka Mudug.

Kulankaas waxaa ka soo qayb galay qaar kamida ah ah Goleyaasha Dowladda Puntland waxaana kullanka ka warbixiyay Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdiqaadir Xuseen Nuur Dirir

“Waxaa Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni uu shir la qaatay madaxda gobolka Mudug saraakiisha iyo maamulkaba waxaa looga wadahadlay sidii looga wada-shaqayn lahaa amniga guud ee gobolka, si wanaagsanna looga shaqayn lahaa xasiloonida iyo horumarka, kulankuna waxaa uu ku soo dhammaaday Guul”.

Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa inta uu ku sugan yahay gobolka Mudug waxaa uu kulama gaar gaar ah layeelan doonaa qaybaha kale ee bulshada isagoo kala hadli doona sidii amniga deeganada Puntland loo adkeen alahaa.

Image may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 6 people, people sitting, living room and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table, living room and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table, living room and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close