Wararka
Madaxweyne Qoor Qoor oo soo dhaweyn heer sare ah loogu sameeyay Turkiga.

Xaflad ballaaran oo lagu soo dhaweynayey Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa xalay lagu qabtay Magaaladda Istanbul ee dalka Turkey-ga.
Xafladdan waxa soo agaasimay jaaliyadda Soomaaliyeed eeTurkey, waxsana kasoo qeyb- galay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Madaxweynihii hore Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo dadweyne fara badan.
Madaxweynaha ayaa ugu dembeyn u mahad celiyey jaaliyada soomaaliyeed ku sugan dalka turkiga soo dhoweynta wanaagsan ee usameyeen waxana uu ugu baaqey in ay ka qeyb qaataan daaalada dib loogu dhisayo dalka.