Wararka

Madaxweyne Qoor Qoor oo shir guddoomiyay kulan gaar oo ay soo xaadireen golaha wasiiradda Galmudug.

Madaxweynaha Dowlad gobleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay kulan gaar oo ay soo xaadireen golaha wasiiradda Galmudug. shirkan ayaa waxa madaxweynaha ku wehliyay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Dahir Ciid.
Madaxweynaha ayaa Golaha uga warbixayay safarkii uu ku tagay Muqdisho iyo heshiiskii siyaasadeed ee dhawaan gaareen madaxda DFS iyo Dowladaha Xubnaha ka ah oo ay Galmudug ka ciyaartay door muhiim ah.
Madaxweynaha ayaa gunaanadkii shirka golaha kula dardaarmay dardargelinta howlaha horyaalla Xukuumadda iyo fullinta qorsheyaasha hortabinta leh ee u degsan Dowlad gobleedka Galmudug.
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close