Wararka

Madaxweyne Macron oo soo dhaweeyay Ra’iisal wasaaraha Ingiriiska.

Madaxweynaha dalka Farnsiiska, Emmanuel Macron ayaa aqalka Elysee ee dalkaasi kusoo dhaweeyay Ra’iisal wasaaraha cusub ee Ingiriiska Boris Johnson.

Ra’iisal wasaaraha cusub ee Ingiriiska Boris Johnson ayaa madaxweyne Macron u sheegay sida uu u daneenaayo in Britain ay Iskaaga baxdo Yurub iyo sida uu u rumaysan yahay in Ingiriiska uu kaga bixi karo Yurub inteeda kale taarikhdii loo asteeyay oo ku began 31-ka bisha October.

Boris Johnson ayaa sidoo kale sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay kulanka uu la qaatay madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron waxaa uuna sheeegay in kabixista Ingiriiska ee Yurub ay abuuri doonta suuq gaar ah kaas oo faa’iido badan u keeni doona dadalka caalamka.

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 1 person, standing, shoes and outdoorImage may contain: 2 people, suit and weddingImage may contain: 1 person, standing, suit, wedding and outdoor

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close