Wararka
Madaxweyne Lafta-gareen oo Dahfurey mashruca wadaxajoodka iyo dib u heshisinta degmada Barawe.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta Dahfurey mashruca wadaxajoodka iyo dib u heshisinta degmada Barawe ee xarunta Maamulka KGS.
Furitaanka wadaxajoodka iyo dib u heshisinta degmada Barawe ayaa waxaa ka soo qeyb galay Bulshada ku nool degmada iyo Tuulooyinka Hoos yimaada.
madaxweynaha KGS Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa u mahad celiyey Hay’adaha ka qeyb qaanaya mashruucaan dib u heshiisiinta Magaalada Baraawe waxa uun ku tilmaamay in mashruucaan uu yahay mid kusoo aaday xiligii loo baahnaa.