Wararka

Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Galmudug oo xariga ka jaray Dekadda kaluumeysiga Hobyo.

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa xariga ka jaray Dekadda kaluumeysiga Hobyo.
Maalgelinta mashruucan waxaa iska kaashaday Dowlad goboleedka Galmudug iyo Hay’adda WFP oo ay taageero maaliyadeed ka helaysa Dowladda Talyaaniga.
Munaasabadda Daahfurka waxaa ka qeyb- galay wasiirka Dakadaha & kaluumeysiga Galmudug Saabir Nuur Shuuriye, xubno katirsan goleyaasha dowladda, Maamulka Magaalada Hobyo, iyo musuulin ka socday Taliyaaniga iyo Hay’ada WFP.
Mashruucan ayaa sare u qaadidoona ka faa’iideysiga wax soo saarka kheyraadka badda, wuxuuna abuurayaa fursado shaqo.
Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close