Wararka
Golaha shacabka oo Maanta leh kulan weyn.

Xidhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta leh kulan koodi caadiga ahaa kaas oo ka qabsoomi doona xarunta villa Hargaysa.
Agendaha kulanka Maanta ayaa ah Akhrinta 3aad ee Hindisa Sharciyeedka Beeraha Soomaaliyeed.
Xildhibaanada golaha shacabka ayaa waddo dar dar galinta ansixinta sharciyada u harsan ka hor inta uu san wakhtigooda dhamaan.