Wararka

Madaxweyne Dini oo magacaabay Guddiga dib u habeynta Hay’addaha Dowladda ee gobolka Mudug.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Golayaasha dowladda ee safarka ku weheliyey, Saraakiisha ciidanka gobolka Mudug, sidoo kale wuxuu Madaxweynuhu kormeeray xaruunta dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo.

Madaxweynaha dowlada  Puntland oo maalmahaan safar shaqa ku jooga gobolka Mudug isagoo u kuur galaayay xaalada amniga, Garsoorka iyo waliba habka maamulka ee gobolka Mudug ayaa waxaa uu go’aansaday in uu kala diray maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Mudug, tan racfaanka iyo xeer ilaalinta gobolka Mudug waxaa uuna soo saaray wareegta uu xilal ugu magacaabay mas’uuliyiin si ku meel gaar ah u sii shaqayso.

Wareegta kasoo baxday madaxweynaha Puntland ayaa lagu magacaabay Guddiga dib u habeynta Hay’addaha Dowladda ee gobolka Mudug.

Haddaba hoos ka akhriso wareegtada kasoo baxday madaxweynaha Puntland.

No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close