Wararka

Madaxweyne Deni oo markii ugu horeysay Booqday Baydhabo.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Baydhabo ee xarunta Ku meel gaar ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Ambs Cali Siciid Fiqi, Goleyaasha Dowlad goboleedkaasi , Saraakiil Ciidan iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada Baydhabo ayaa Madaxweynaha iyo wafdigiisa kusoo dhoweeyay garoonka diyaaradaha ee Shaati gaduud.

Kulankaani uu maadnta Madaxweyne Deni ku tagay Baydhabo ayaa noqonaayo midkiisi ugu horeeyay ee uu ku tago Koonfur Galbeed Soomaaliya tan iyo Markii loo dortay hoggaaminta Dowlad goboleedka Puntland waxaa ayna ka wada hadleen arrimaha la xariiro iskaashiga dhaqaalaha iyo Amniga.Image may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: 4 people, people standing, suit, shoes, wedding and outdoorImage may contain: 3 people, people standing, suit, sky, shoes and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close